mustafe five
mustafe haad
tiiraanyadaa jacaylkiyo taahiisa caashaqadhaaxaan takoormoo la tukubay dhibtiisetashi igu abuurtoo wadnahaad tibaaxdeeha ku taagsan ruuxii tabantaabadaa jecelintan laabta kaatirin ila tiigso noloshookalgacaylka ila tabi beerkaad ku taalaayetabaabushada guushiyo tiigsiga aduunyadawax dhan tabaalaa u tartamay hankaygeeinta libintu kaa tagin ila tiiri samohootaxliisha ila hano tuftu way haboontee